Qabsashadii Suuriya: 850 saldhig oo Milatari & Loolanka Mareykanka Ruushka & Turkiga |

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 47

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t Месяц назад +20

    Alaha qasa oo nabada Mar un itus insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @done-caawiye
    @done-caawiye Месяц назад +8

    Allow reer qaza ugar gaar yarabi murugtooda ina haysa

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y Месяц назад +9

    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa Qahhaar allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah

    • @Ilhansweet
      @Ilhansweet Месяц назад

      Allahuma aamiin🤲🏽

  • @kabtanassad9763
    @kabtanassad9763 Месяц назад +3

    Anku salino nabiga salalahu caley wasalam ❤️‍🩹

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Месяц назад +2

    Allow Musliminta u hiili 😢😢😢

  • @NimcanSheikhAxmed-oo4jy
    @NimcanSheikhAxmed-oo4jy Месяц назад +1

    Ilaahayow muslimiinta munaafaqo sii waalaqaybsaday dhamantood

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi Месяц назад +2

    Allah hakaqabto mislimiinta wixii dhiwaato iyo dulmi kuhaaya

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir Месяц назад +7

    Suuriya taariiq baa ka qormeysa walaahi😢

    • @Somalestine
      @Somalestine Месяц назад +1

      Ha wllh 😢 Waxay kmid tahay Calamadaha akhiro zamanka Allah u gargaaro muslimiinta Syria 😭🤲

    • @bilancabduqadir
      @bilancabduqadir Месяц назад

      @Somalestine aamiin yaa allaah🤲 allaha u gar gaaro🥲aamiin yaa allaah🤲 calamada qiyamaha ulama jeedin aniga hadalkeyga lkn waxan ula jeedey mar xaladaha ay soo martey iyo inta dowlad ee ku tartameysa in ay qabsadan suuriya😭gacanta suniyiinta allaha ku adgeeyo inshaa allaah qof alle iyo rasuulkiisa caleyyhi salaatu wasalaam yaqaana oo diinta islaamka ku hogaamiya allaha siiyo inshaa allaah aamiin yaa allaah🤲

  • @axmed8798
    @axmed8798 Месяц назад +2

    ILAAHAY HAJEBIYO YUHUUDDA & NASAARA AAMIIN

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Месяц назад +3

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢😮😊😊❤❤

  • @Laadirka
    @Laadirka Месяц назад +7

    Suriya waxa urajwena guul

  • @mohamedaminhussein-y1q
    @mohamedaminhussein-y1q Месяц назад +4

    First comment to❤❤ day long life maracade

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir Месяц назад +3

    Thanks maracadeshow❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi Месяц назад +1

    Adigaa mudan Mohamed Isaa Allah hakuxidiyo ❤❤

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 Месяц назад

      Weriyahan waan jeclaa lk maanta hadalkiisa!!!"Turkey Deb yer ma shideyso" ma waxaad la meel dhigtay kuwa laayey malaayinta Muslimka ah?

    • @AmalAbdirahman-cm9yi
      @AmalAbdirahman-cm9yi Месяц назад

      @rafiq5722 waa ibna aadam walaal wuuqaldami karaa

  • @Qajami
    @Qajami Месяц назад +1

    Alla dad awod leh ama quwad lesk Shegayana mxee naar gali donan😮

  • @IbrahimIsse-hq5rh
    @IbrahimIsse-hq5rh Месяц назад +1

    Ruushku (3) jeer ayuu dambiile Yahay waa Marka (1) Bashar ayuu dadka laxasuqijirey waa Marka (2) bambilihii bashar ayuu magangalyo siiyey waa Marka (3) hubkii suuriya ayuu Israel u sheegay in ay burburiso

  • @Maxamuudcabdi-s4c
    @Maxamuudcabdi-s4c Месяц назад +1

    Syria sidee dadka ugu nola jireen waa mel shishiyaha io koxaha io argagaxisada iskugu yimadeen

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Месяц назад +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад +2

    Waa wada tuugo sheekadaan Somali iyagana waa ku socotaa

  • @xamarimohamed1900
    @xamarimohamed1900 Месяц назад +1

    Carab illahay bay leeyihiin Waxaa la odhan jiray carab iyo cadaab midna ma naxaan.

  • @luqmancilmu
    @luqmancilmu Месяц назад +1

    Asc ustad ciise ila hada waxan jwb u la,ahay ee Kurdishka so suniyiin ma,ahan maxeyna kala yihiin PKK iyo sdf

  • @Mahametthasan-h7q
    @Mahametthasan-h7q Месяц назад +1

    Suuriya ma ku khasaartay eryidii bishaar mise waa kafaaiiday?

  • @AbyshiroXasan
    @AbyshiroXasan Месяц назад +1

    Suriya waxba umaharin

  • @CabdiwascCumaraxmde
    @CabdiwascCumaraxmde Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot Месяц назад +1

    Siiriya dal ay ku hardamayaan quwado kala dano ah

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Месяц назад

    Goorma ayeey degeen ma waqtigii xaafid ak asad mise bashaar . Yaase fiicnaa oo shacabka suuriya iyo dalkaba u wanaagsanaa wiilka iyo aabihiis

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 Месяц назад +1

    Waxaa taa sii dheer wuxuu baasaboorka siiriya uu siiyey 1 mayan o shiica ah o dega siiriya

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 Месяц назад +1

    Wallahi Aniga waxan ka Baqaya inay Somalia noqoto sida suria wayo Ethiopia oo Ay dabada ka wadan Americans & Israel aya Raba inay Ethiopia ay Qabato dul ka mid ah dalkena Somalia si Israel loo dajiyo shacab ka mid ah shacabkeda

    • @luqmancilmu
      @luqmancilmu Месяц назад

      I'm sorry bro Somali rabi ha badbaadiyo lkn manta suriya weyka liidata sida ii muqato wadankas waa iib MD HSM waxuu nagu mashquulinahaya dagaal jland oo u jadadu ey tahay in somalida lagu mashquuliyo halna ogow anagu ma nahinin wadaniyiin

    • @CabdulQaadir1
      @CabdulQaadir1 Месяц назад

      @luqmancilmu wallahi wa Runta sxb wadanimada waxa ka jecelnahay Qabyalada Allaha ino Gar Garo

    • @luqmancilmu
      @luqmancilmu Месяц назад

      @CabdulQaadir1 amiin bro qabyalad iyo qurbe lagu dayacmo dunidana ayaan uga harnay mida ugu darana waxey tahay xita noma muqato inan cashar ka baranay wixi naso maray ama naheysto

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724 Месяц назад +1

    Syriya shidaal malahan baan islahaa waa war igu cusub

    • @KingworldKing
      @KingworldKing Месяц назад

      Kkk shidaalka suuriya waxa laso saaray 1960 am 1950
      Halka imaraadka 1970 laso saaray
      Somaliya shidaal 2025 😂😂😂

  • @SaiddMohammed
    @SaiddMohammed Месяц назад

    850 saldhig !?!?? Waaba wadanka dhanee dhul ah bisinka 😳😳😳

  • @ABDIRAZAKHIISISMAIL
    @ABDIRAZAKHIISISMAIL Месяц назад

    Asc marka hore waan ku sallamay waxaa kuu rajeeni nabat iyo caafimad qab
    Insha”Allaah Maracade niyoow sxb arimaha soomalida ku soo dar barnaijka sxb waayo waxaa tahay wariye aan si joogdo ula socdo barnamij,yadiisa mahad sanid masuul 🫂🫡🦁🙏

  • @elabeawali9760
    @elabeawali9760 Месяц назад +1

    Arabes Resources are free and how about your country somali.

  • @abdifatahabdi5118
    @abdifatahabdi5118 Месяц назад +1

    Ma ladhihi Kara nimankan cusub ee Suriya ,Israel ba heshaay fursaad eeey Suriya kusogashoo?

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 Месяц назад +1

    Sorry😢

  • @AbiweliKhadar
    @AbiweliKhadar 22 дня назад

    Suuriya dad ma laha

  • @engilyas44
    @engilyas44 Месяц назад

    Maracade sual?
    Ciidamada iran ee shiada ah hadda Syria mayku suganyiin?

  • @AdanAliDuudishe
    @AdanAliDuudishe 26 дней назад

    Caqli waxu yimada marki abaar timado
    Caalamu islaam waa in ay la kulmaan dagaal xun oo ay caqli ay ka hesho dhibta ay la kulman si ay gaalada iskaga celiyan
    Maxay tahay dad dhan oo islaam ah oo maalin walba lagu dhex aabuurayo ururo u shaqeyo yahuuda iyo christainka sida
    Alshabab alqaacida Daacid iyo wax la mid ah si islaamka loo surad xumeyo
    War waa in aan dhimana ilaa laga helo islaam iiman sax leh loo hela
    Oo gaalada meel saari karo